Waa macalin soo maaliyeed oo aqoon buuxda u leh diinta islaamka
Iyo casharada uu ku barayo wuxuu sidoo kale khibrad iyo waayo aragnimo u leeyahay sida dadka wax loo fahansiiyo waa macalin tarbiyad iyo akhlaaqad leh ma raacaysid gaadiid lugna hadalkeedba daa kharashna kaa bixi maayo
Waa diintii loo safri jiray oo gurigaaga kuugu timid waa jaanis fiican iyo fursad dahabiya marka walaalayaal halaga faa,iidaysto fursadan qaaligaa
Adigu baro aabo ama hooyo ilmahaagana bar diinta islaamka diinta inagaa u baahane iyadu inooma baahna waad mahadsantihiin
Machad Nuurul-iimaan Online waa machad online ah oo aad ka baran karto Quraaanka kariimka iyo higaad sidoo kale waxaad ka baran kareysaa
adkaarta iyo tafsiirka axaadiista nebiga scw .hooyo iyo aabo bara caruurtiina Quraanka kariimka idinkuna barta .machadku wuxuu qaaadanayaa fasalo cusub oo isugu jira bilow iyo dhameystir intaba hadab is qoristu wey socotaa horay ugaar .
Dhamaan umada soomaaliyeed ee ku nool dunida daafaheeda waxaa loogu bishaaraynayaa in machadka daarutaxfiid diyaar kula yahay waxbarasho tayo leh iyo macalimiin khibrad sareuleh baridda iyo ku barbaarinta
ubadka diiinta islaamka sidoo kale waxaa la siinayaa ardayda cusub tijaabo sedex maalmood ah machadku waxa uu ugu talo galay dadka qurba jooga ah inay ku bartaan diinta islaamka iyaga oo jooga guryahooda iyadoo la adeegsanayo skype-ka waa macalin iyo arday hadaba wixii faahfaahin ah call free tel whats up :+252615849870
It's easy to get started creating your website. Knowing some of the basics will help.
A content management system is software that allows you to create and manage webpages easily by separating the creation of your content from the mechanics required to present it on the web.
In this site, the content is stored in a database. The look and feel are created by a template. Joomla! brings together the template and your content to create web pages.
To login to your site use the user name and password that were created as part of the installation process. Once logged-in you will be able to create and edit articles and modify some settings.
Once you are logged-in, a new menu will be visible. To create a new article, click on the "Submit Article" link on that menu.
The new article interface gives you a lot of options, but all you need to do is add a title and put something in the content area. To make it easy to find, set the state to published.
The look and feel of your site is controlled by a template. You can change the site name, background colour, highlights colour and more by editing the template settings. Click the "Template Settings" in the user menu.
The boxes around the main content of the site are called modules. You can modify modules on the current page by moving your cursor to the module and clicking the edit link. Always be sure to save and close any module you edit.
You can change some site settings such as the site name and description by clicking on the "Site Settings" link.
More advanced options for templates, site settings, modules, and more are available in the site administrator.
Your site actually has two separate sites. The site (also called the front end) is what visitors to your site will see. The administrator (also called the back end) is only used by people managing your site. You can access the administrator by clicking the "Site Administrator" link on the "User Menu" menu (visible once you login) or by adding /administrator to the end of your domain name. The same user name and password are used for both sites.
There is much more to learn about how to use Joomla! to create the website you envision. You can learn much more at the Joomla! documentation site and on the Joomla! forums.